SAHANKA QAABABKA SAFARKA EE CAGTA LA ADEEGSADO EE APO

SAHANKA QAABABKA SAFARKA EE CAGTA LA ADEEGSADO EE APO

Ururka Qorsheynta ee Aagga Saint Cloud (APO) wuxuu diyaarinayaa qorshihiisii ugu horreeyay abid ee si gaar ah diiradda u saaraya qaababka safarka ee aan mishiinka la adeegsan (tusaale ahaan, adeegsiga baaskiilka, lugeynta). Fadlan kaga jawaab khibradaada caadiga ah ee ku aadan lugeynta iyo baaskiil ku dhex kaxeynta bulshadaada.

Markaad dhamayso sahanka, waxaan ku siin doonaa liinkiga khariidada casriga ah si aad u qeexdo dariiqyada aad martid una bixiso faallooyin dheeraad ah oo ku saabsan waxa aad ku jeclaatay, mushkiladaha ama baahiyaha.

SAHANKA QAABABKA SAFARKA EE CAGTA LA ADEEGSADO EE APO